19 thoughts on “QAALI LADAN HEESTII ADUUNYO 2015”

  1. I like to much this music but she's singing somalian language
    how can I know what she Is sayin my language is oromoic who can explain for me plz guys I have to know wt she's is singing about ?

  2. qali ladan jiroo joog heeskan xasan sheekh ayay ka hadlaysaa waa ayaan darro in shacabkiisii uu masuulka ka ahaa baahi iyo silic u dhintaan amisom dalkooda caydh ka qaadato ubadkii yaryaraana baddaha ku madheen kii dalka ku hadhayna madaxa loo soo duubanayo insha allah cadaabka ayad mutaysan doontaa hadii aadan naga dayn gumaadka

  3. LAwada gabadhood ee qali ladan midig iyo bidix ka kala xigaan maxay kadaba sameyaan qali ladan miyay wardiyeyan horta,
    Hees walbo o ay qadaayso dhinacyada ayey ka xigaan. 

  4. Dagaalka dhax marayo wiilka yar iyo yariiseeyda dhinac taagan Caadi ma ahan. heestu eey bilaabatayba War ka bax meesha eey ku bilowday isaguna dhag jalaf uma siinin rageedi heestuna eray eray ayuu u xifdiyay xitaa music ayuu la tumay ahahahahah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *